Siyaasadda Arrimaha Dibadda6 months ago
Dowladda Jarmalka oo bandhigtay tirada Soomaalida aan haysan sharciga dalkaasi
Xukuumadda Baarliin ayaa sheegtay in aanay weli dadkaan qaadan dhalashada labaad balse uu u socdo nidaamka ay u marayaan si ay u noqdaan muwaadiniin dhameystiran.