Diblomaasiyadda10 months ago
Dowladda Jordan oo si cad ugu hortimid Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Jordan waxay tallaabadaas ku tilmaantay mid si cad u jebinaysa sharciga caalamiga ah iyo Axdiga Qaramada Midoobay, isla markaana xadgudub ku ah madax-bannaanida.