Ameerika10 months ago
Dowladda Mareykanka oo wada qorshe cusub oo lagu adkeynaayo helida Fiisaha dalkaasi
Sidoo kale, dadka soo galaya Mareykanka waxaa laga dalban doonaa inay bixiyaan cinwaanada, lambarradii teleefannada ay adeegsadeen, iyo xog ku saabsan xubno ka tirsan qoysaskooda.