Sirdoonka & Militariga1 year ago
Dowladda Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku fulisay askar lagu soo eedeeyay inay u maleegayeen Al-Shabaab in la dilo taliye sare
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay labo askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay inay la shaqeynayeen kooxda...