Geeska Afrika5 months ago
Dowladda Soomaaliya maku baraarugsan tahay khatarta cudurka soo rogaan celiyay ee Ebola?
Soomaaliya waxay taagan tahay meel aad u nugul marka loo eego fiditaanka cudurkaan Ebola maadama cudurka uu soo gaaray dalalka deriska ah.