Diblomaasiyadda2 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo caddeysay mowqifkeeda ku aaddan Qubrus
Dowladdu waxay intaas ku dartay in aysan jirin wax go'aan rasmi ah oo ay qaadatay oo lagu beddelay mowqifkeedii muddada dheer ee ku aaddanaa qadiyadda Qubrus.