Arrimaha Amniga5 months ago
DFS oo ciidamada taabacsan Laftagareen ku eedeysay in ay ka dhinac dagaalamayaan Al-Shabaab
Dadka deegaanka ee waxgaradka ayaa sheegaya in habacsanaan dhanka maamulka uu magaalada ka taagan yahay taasi oo keentay in amniga uu faraha ka baxo.