Soomaaliya3 months ago
Dowladda Soomaaliya oo ciqaabaysa askarta ka tirsan CXDS si ay u raaligeliso Mareykanka
Wasaaradda ayaa sheegtay inay xabsiga dhigtay shaqsiyaadkii ku lugta lahaa dhacdadaan oo ay wadaan baaritaano ku saabsan sababihii ku kalifay iyo caqabdihii ku gadaamanaa arrintaan.