Soomaaliya9 months ago
Dowladda Soomaaliya oo dib usoo celisay agabkii iyo raashiinkii hore loogu saaray Bakhaarka Dekedda Muqdisho
Dowladda Federaalka waxay hore u sheegtay in balaarin lagu wado Dekadda Muqdisho isla markaana sababtay in la raro raashinka.