Soomaaliya10 months ago
Dowladda Soomaaliya oo fartay in albaabada loo laabo goobaha waxbarashada dalka
Si kastaba, Jaamacadaha dalka iyo goobaha kale ee waxbarasho ayaa waxay go'aankan walaac kaga muujiyeen dowladda federaalka Soomaaliya, iyadoo ku adkeysanaysa mowqifkeeda qabashada doorashooyinka golaha deegaanka.