Soomaaliya5 months ago
Dowladda Soomaaliya oo hawlgal hub baaris ah ka bilowday xaafado kamid ah degmada Deyniile
10-kii bishaan isu soo bax gudaha degmada ay ka dhigeen shacabka degmada Deyniile waxa ay la kulmeen rasaas kaga timid dhinaca ciidamada dowladda.