Afrika9 months ago
Dowladda Soomaaliya oo ka falcelisay go’aankii ka soo baxay Maxkamadda Rafcaanka Bulshada Bariga Afrika
Maxkamadda Racfaanka ayaa shalay go’aamisay in Xildhibaannada DFS ee ku matalaya Baarlamaanka EAC ay sharci yihiin, kaddib markii baaris lagu sameeyay habka ay ku yimaadeen.