Doorashada10 months ago
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in maalinta doorashada uu xiran yahay garoonka Aadan Cadde
Dowladda Soomaaliya ayaa u qorsheesay in ka badan 10,000 oo shaqaale amni ah ee lagu talagalay sugidda amniga goobaha codbixinta ee caasimadda Muqdisho.