Ganacsiga & Dhaqaalaha2 weeks ago
Dowladda Soomaaliya oo QM u sheegtay in dakhliga kastamku hoos u dhacay 40% boqolkiiba
Soomaaliya waxay sidoo kale Qaramada Midoobay u sheegtay in carqaladaha ka jira marinka Hormuz ay sare u qaadeen qiimaha cuntada iyo shidaalka.