Arrimaha Amniga1 month ago
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay diyaar u tahay inay la wareegto amniga dalka haddii ciidamada Midowga Afrika baxaan
Soomaaliya ayaa hadda si tartiib tartiib ah ula wareegaysa waajibaadyo amni oo ay hore u qaadi jireen ciidamada Midowga Afrika iyo saaxiibbada caalamiga ah.