Siyaasadda Arrimaha Dibadda9 months ago
Dowladda Soomaaliya oo si adag uga hadashay Wasiirkii Israa’iil ee booqashada ku yimid Somaliland
Wasiir Cabdisalaan ayaa ku celiyay markale in Soomaaliya ay tahay hal dal oo aan lakala qeybin karin iyadoo Somaliland ay ka mid tahay Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya.