Soomaaliya8 months ago
Dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah u dhaqangelisay nidaamka Kaarka Aqoonsiga ee garoonka Muqdisho
Nidaamkan cusub ayaa la filayaa inuu qayb ka noqdo dadaallada lagu horumarinayo adeegyada aqoonsiga iyo maamulka xogta muwaadiniinta Soomaaliya.