Soomaaliya5 months ago
Dowladda Soomaaliya oo walaac xooggan ka muujinaya dibadbaxa berri ka dhici doono Muqdisho
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha u harsan tahay 6 maalmood berito muxuu ka yirri doonaa isku soo baxa la rajeynaayo inuu ka dhaco gudaha magaalada Muqdisho.