Wararka3 years ago
Duqa magaalada St. Louis Park: Gabadha Soomaaliyeed ee taariikhda cusub ka dhigtay Mareykanka
"Doorashadani, dabcan, waa mid muhiim ah sidii aynu horeba u ogeyn, runtiina aad baan uga mahad naqayaa fursadda aan ku hoggaaminayo magaaladeenna" ayay Naadiya u sheegay...