Arrimaha Amniga1 month ago
Duqeyn diyaaradeed oo lagu beegsaday gaari ay saarnaayeen xubno ka tirsanaa Al-Shabaab
Lama sheegin tirada dadka lagu dilay ama lagu dhaawacay duqeynta balse NISA ayaa sheegtay in khasaare xooggan lagu gaarsiiyay kooxda Al-Shabaab.