Arrimaha Bulshada iyo Qoyska10 months ago
Faa’iidooyinka dhaqanka wax isla cunka Soomaalida iyo aragtida Islaamka
Soomaalidu waxay caan ku tahay in ay cuntada wadaagaan, hadday tahay qoys dhexdiisa, marti la qaabilayo, ama dad baahan oo lala wadaagayo wixii la heli karo,...