Arrimaha Amniga7 months ago
Farmaajo oo si adag uga hadlay xiisada siyaasadeed ee ka taagan deegaanada KGS
Farmaajo ayaa sidoo kale tilmaamay in xaaladan cakiran ay halis ku tahay xasiloonida deegaanka badqabka shacabka reer Koonfur Galbeed iyo dadaallada geedi-socodka dowlad dhiska Soomaaliya.