Diinta Islaamka6 years ago
Farriintan Macalinka Qur’aanka iga Gaadhsiiya!
Qur’aanka barashadiisa waa halka aynu aqoonta iyo wax-barashada ka bilowno hadaynu soomaali iyo muslimiinba nahay, sida caadadeenu tahay ilmaheena iyagoo aad u da’ yar ayaa hinkaada...