
Falanqaynta: Booqashada madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee Sacuudiga, Qadar, iyo Imaaraadka waxay ka tarjumaysaa muhiimadda ay u leeyihiin siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanka oo ah quwadaha...

Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda Matthew Miller ayaa sheegay in Washington ay haysato dhowr siyaabood oo ay kula xiriirto kooxaha kala duwan, kuwaas oo mid ka mid...

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa loo raray qolal ku yaalla dhismayaal dhaadheer, qaar kalena ma oga in ay xaq u leeyihiin in ay cunto...

Hay’adda sirdoonka Turkiga iyo booliiska ayaa sagaal magaalo ka fuliyay weeraro ka dhan ah kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka, sida uu sheegeen ilaha amniga ee dalkaas.