Dowladda Shiinaha ayaa dejisay 'xeerarka diimaha'. Xeerarku waa qayb ka mid ah istaraatijiyadda soo jireen ah oo ay dawladda Shiinuhu ku doonayso inay diinta iyo shuuciyadda...
Booqashada xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa ku soo aadeysa iyadoo dadweyne aad u caraysan oo isugu soo baxaayo waddooyinka Turkiga.
Khudbada Xassan Nasrallah oo si weyn loo sugayay ayaa la sii daayay, iyadoo ka dhacday magaalada Beyruut ee duleedka koonfureed ee Lubnaan, oo ah xarun ay...
Hay'adda lacagta adduunka oo Soomaaliya u oggolaatay $100 milyan, sheegtayna in dowladdu waddo fulinta isbeddellada dhaqaale. Laakiin waa sidee tayada la dagaalanka masuqmaasuq ee hoggaanka Xassan...
Iyadoo weerarrada Israa'iil ay ku hayso Qaza ay sii socdaan, oo ay ku dileen in ka badan 5,700 oo Falastiiniyiin ah, reer galbeedku ma joojin taageerada...
Si ka duwan Israa'iil, Maraykanku wuu joojiyay inuu Tehraan ku eedeeyo inay si toos ah ugu lug leedahay weerarkaan.
Dibu dhalashada midigta fog ee caalamka iyo saansaanta casriga kelitaliska ee adduunka. Sooyaalka midigta fog iyo saansaanta awooddeed ee laga filan karo.
Washington ayaa lagu soo waramayaa inay ka walaacsan tahay in xulafadeeda ay ku halganto dagaal laba geesood ah oo soo jiidan kara inay Iiraan kusoo biirto.
Madaxweynihii horre Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo si adag ugu hadlay Hannaanka Dowladnimada Casriga ah ee Xassan Sheekh garwadeen ka yahay ayaa sheegay in ay abuuri...
Mareykanka 'weligiis' wuu garab istaagi doonaa Israa'iil - ayuu yiri Madaxweyne Joe Biden. Hadalkaas ayaa noqonaya farriin toos ah oo loo gudbinaayo dowladaha kale ee Carabta.