Kooxda xagjirka ah ee Daacish (IS) ayaa ku dhawaad laba jibaartay dhulka ay ka maamulaan dalka Maali wax ka yar sanad, sida ay khubarada Qaramada Midoobay...
Yilkal Kefale ayaa ku andacooday in dhibaatooyinka siyaasadeed ee ka jira gobolka ay shaqadiisa ku adkeeyeen, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha.
Dadaallada ayaa sii socda si loo hubiyo in dhammaan arrimaha Tigrayga lagu xalliyo si waafaqsan heshiiskii nabadeed ee la saxiixay bishii Nofeembar ee la soo dhaafay,...
Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha ayaa ahayd jaamacad ku kooban kuliyado gaar ah oo leh takhasusyo kuwaas oo aad bulshada usoo jiiday tan iyo wakhtigii la aasaasay....
“Waxaan daawannay muuqaal laga duubay Sheegoow oo askarta wada naceybka iyo hadallada cunsuriyadda leh ee afkooda ka baxaya laga yaqyaqsoonayo kana baxsan dhaqanka dowladnimo – raggaas...
Falanqeyn: 15-kii sano ee la soo dhaafay, Turkigu wuxuu si tartiib tartiib ah u xoojiyay xiriirka siyaasadeed iyo dhaqaale ee uu la leeyahay dalalka Afrika. Ku...
Falanqeyn: Masar iyo Itoobiya ayaa rajaynaya in ay heshiis ku dhameeyaan afar bilood gudahood kadib muddo toban sano ah oo ay ku muransanaayeen biyo xireenka ugu...
Falanqaynta: Inkasta oo Yevgeny Prigozhin uu ku guuldarraystay qalalaasaha ka dhanka ah hoggaanka millatariga Ruushka, Kooxda Wagner ayaa weli ah mid aan looga maarmin istiraatiijiyadda Afrika...
Sinead O’Connor waxay ahayd Fanaannad u dhalatay dalka Ireland, Sagaashamaadkii ayuu fankeedu dunida qabsaday. Fanka waxaa u wehliyey in ay ahayd qof aan runta ka gaban,...
Qodobo kooban oo laga yaabo inaadan waxbo ka ogayn Mudane Aadan Cabdulle Cusmaan