Gumeysi iyo isir sifeyn3 years ago
Gaza: Dhimashada ayaa kor u dhaaftay 8,000 iyadoo laga yaabo inay intaas ka badan yihiin
Shaban Axmed, oo ah shaqaale dawladeed oo ku shaqeeya Injineer, isla markaana leh shan carruur ah, ayaa weerarrada Israa'iil ku tilmaamay "Qiyaamaha".