Diblomaasiyadda5 years ago
Waa maxay sababta uu Turkiga ugu qeybgali doonin shirka Paris ee looga hadlaayo Liibiya, oo ay ka qeyb galayaan Giriiga, Israa’iil, Giriiga Qubrus’?
"Kama qaybgeli karno shirka Paris oo Giriiga, Israa'iil iyo maamulka Giriigga Qubrus ay ka qaybgalaan, waxaan u sheegnay (Macron). Tani waa xaaladdeenna. Haddii dalalkan ay ka...