Siyaasadda Arrimaha Dibadda4 months ago
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ka shiraya xaaladda cakiran ee Soomaaliya
Kulanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay waxaa sidoo kale diirada lagu saarayaa isbeddellada ka dhacaya dalka Soomaaliya iyadoo xilli kala guur ah ay galayso Soomaaliya.