Arrimaha Amniga10 months ago
Golaha Ammaanka QM oo meelmariyey qaraar cusub oo lagu cusboonaysiinayo cunaqabataynta hubka Soomaaaliya
Dhammaan 15 xubnood ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa cod aqlabiyad leh oo mideysan ku taageeray tallaabadan.