Soomaaliya4 months ago
Golaha Mustaqbalka oo miiska soo saaray nooca doorasho oo ay rabaan inay dalka ka dhacdo
War saxaafadeed uu soo saaray golaha ayaa lagu sheegay in go'aankaan uu ku saleysan yahay tanaasul siyaasadeed iyo tixgelinta rabitaanka shacabka Soomaaliyeed.