Soomaaliya11 months ago
Golaha Mustaqbalka oo dhowaan shirweyne ku qabsan doono gudaha Soomaaliya
Golaha Mustaqbalka ayaa si weyn uga soo horjeedda wax-ka-beddelka dowlada federaalka ay ku sameysay dastuurka iyo arrimaha la xiriira doorashooyinka tooska ah.