Siyaasadda Arrimaha Dibadda9 months ago
Golaha Wasiirrada oo laalay heshiisyadii Soomaaliya iyo Imaaraatka Carabta
War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Wasiirrada ayaa lagu sheegay in go’aankan uu ka dhashay “tallaabooyin gurracan” oo Imaaraatka Carabta uu ku sameeyay Soomaaliya.