Afrika9 months ago
Guddiga Doorashada: Madaxweynaha Ugaandha Yoweri Museveni oo ku guuleystay doorashadii madaxtinimada
Guddiga doorashada ayaa sheegay in Museveni, oo 81 jir ah, uu helay codadka 71.65 boqolkiiba ah ka dib ololihii doorashada ee muranka dhaliyay.