Soomaaliya8 months ago
Guddiga Doorashada Qaranka oo ku dhawaaqay inay bilaabayan doorashooyinka dowlad goboleedyada dalka
Tallaabada doorashada goleyaasha deegaanka ee dowlad goboleedyada ayaa kusoo aadaysa xilli guddiga doorashada ay soo gabo-gabyeen doorashadii golaha deegaanka ee gobolka Banaadir.