Siyaasadda Soomaaliya2 years ago
Guddoomiyaha Xisbiga Qaransoor Cabdijabaar Sh. Axmed ayaa u hambalyeeyay dhalinyarada Soomaaliyeed – 15 Maay aasaaskii ururka SYL
Dhalinyaro waxaa la joogaa wakhtigii aad masuul ka noqon lahaydeen naftiina, sharafta qarankeena, dib-usoo celinta xasilloonida iyo karaamadii Soomaaliyeed. Sida kali ee aad masuuliyadaasi u qaadi...