Soomaaliya3 months ago
Guddoonka BFS waqtigiisa dhammaaday oo u yeeray Xildhibaanada labada aqal si ay kulamadooda dib ugu furmaan
Tani ayaa waxay imaanaysa iyadoo hore khilaaf xooggan uu ka dhashay wax-ka-beddelkii lagu sameeyay dastuurka federaalka ee dalka u yaallay.