Soomaaliya7 months ago
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hor istaagay in ay Muqdisho ka dhoofaan Xildhibaano u socday Garoowe
Xildhibaannadaan oo deegaan doorashadoodu tahay Dowlad Goboleedka Puntland ayaa u socday kulan uu isugu yeeray Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni si ay uga arrinsadaan xaaladda dalka.