Dhaqan, Af, iyo Taariikhda4 years ago
Gudimo: Gabay Ka Waramaya Dhibaatada Lagu Haayo Dhirta iyo Deegaanka
Gabaygan waxa tiriyay abwaan Siciid Maxamuud Gahayr, taariikhdu markay ahayd 08/2005 ta, waxa uu kaga waramayaa goynta, garaacidda; iyo gubidda geedaha goor walba lagu hayo. Wanaaga...