Sirdoonka & Militariga6 years ago
Guudmar Warbixin: The Ogaden Situation by Central Intelligence Agency (CIA) on April 07, 1980
Warbixin ka kooban 25-bog oo ay diyaarisay hay’adda dhexe ee sirdoonka Maraykanka (Central Intelligence Agency – CIA) ayaan akhriyay. Walow 25-ka bog meelo badan oo xasaasi...