WARBAAHINTA11 months ago
Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo si weyn u ammaanay natiijada doorashadii Faransiiska, guul-darradii Le Penna ku tilmaamay mid ‘guul ah’
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, oo ay hore xurguf u dhexaysay Emmanuel Macron, ayaa sheegay in xiriirka dalalkoodu uu noqon doono 'meel aad u wanaagsan', ka...