Waxa uu ahaa addoon, weliba addoon madaw ah, waxaana uu addoon u ahaa nin kamid ah saldanaddii qureysheed amba raggii markaa ugu sareeyey laguna magacaabi jirey...
“Aduunyadaan ayaa ah mid ay ka buuxaan dhibaatooyin aad u fara badan oo waliba isdaba joog ah mid markaad xalisana mid kale ayaa kugu soo fur-furata” ...