WARBAAHINTA2 years ago
Haayada qaxootiga ee UDI-da ayaa soo bandhigtay tirada qaxootiga ee iska dhiibay dalka Norway iyo tirada Soomaalida ee soo gashay sanadkii hore
Waxay haayada UDI-da sheegtay tirada qaxootiga ah ee dalkeeda soo galay sanadkii tagay ee 2020-ka, waxayna sheegtay in 1,387 magangalyo doon ah ay Norway yimideen sanadkii...