Akhri3 years ago
Habdhiska Qalfoofta (skeletalsystem) Qeybta labaad
Lafaha waxay qeyb kayihiin jirkeena qeybaha ugu muhiimsan oo jirka qaab mayeelan karaayo lafaha la’aantood. Barashada lafaha jirka bini-aadamka waxay qeyb weyn kaqaadataa in qofka fahmo...