Maamulka Ganacsiga & Suuqgeynta4 years ago
9-kaan Qodob Haddii Lagaa Helo, Waxaad Tahay Ganacsade Cajiib ah! ‘‘entrepreneur’’
Erayga ‘entrepreneur’ waa eray qalaad, sidaas awgeed madamaa aan doonaayo inaan eraygaan u bedelo Afsoomaali ahaan, waxaan u bedelayaa erayga ganacsadaha. Taariikh ahaan erayga ‘entrepreneur’...