Diblomaasiyadda & Dunidda4 years ago
Maxaa Ku Jaban, Haddii Aan Ereyga Qalaad ee “Federalism” Ku Baddelano Ereyga yaga “Qabiileysi”?
Ereygaan “Federalism” horey uma aqoon, laakiin markii aan arkey sida ay Soomaalidu u calmatey ayaan dib-u-eegey. Waxbaa iiga baxay. Waxaan ogaadey – garashadeyda – in...