Arrimaha Amniga2 months ago
Halkee ayuu ku dambeeyay hanjabaadii Villa Soomaaliya ee ahaa Soddon kun oo askar inay ka qorayaan Puntland?
Su'aalaha isweydiinta mudan ayaa ah halkee ayay ku dambeysay goodinta Ra'iisulWasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta, Xamse Cabdi Barre oo aanan waligiisa cagtiisa dhigin qeyb kamid ah deegaannada Puntland?