Falsafada iyo Siyaasada Arrimaha Bulshada3 years ago
Haweenka Iyo Hoggaanka
Hoggaanku waa halka usaraysa ee bulsho laga maamulo, lagana hago, waana sababta aan u soo qaatay haweenka iyo hoggaanka. Kama hadlaayo waxbadan oo laxidhiidha hoggaanka toosan...