Arrimaha Amniga4 weeks ago
Hay’adda ACLED oo sheegtay in Al-shabaab wali tahay kooxda ugu awooda badan kooxaha xiriirka la leh Al-qaacida
Warbixintu waxay tilmaamaysaa in gobolka Shabeellaha Hoose uu yahay deegaanka ay rabshadaha Al-Shabaab ugu badan yihiin Soomaaliya tan iyo bilowgii sanadkan.