Soomaaliya8 months ago
Hay’adda NIRA oo in ka badan 38,000 oo qof oo barakacayaal ah siisay Kaarka Aqoonsiga Qaranka
Hay'adda NIRA ayaa muddo bil ah waday hawshaan si loo kaydiyo xogta dadka barakacayaasha ah oo lagu qiyaasay in ay gaarayaan 3.5 Milyan oo ruux.